8 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar AFRIKA & SHIRARKA YURUB: ISKAASHI MISE GUMAYSI CASRIYAYSAN? Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaa ka socda diyaargarowgii ugu danbeeyay ee lagu soo dhowaynayo shirka “Africa Forward Summit”. Inkasta oo magacii hore ee France-Africa loo beddelay Africa Forward, haddana…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi SOOMAALIYA MA WAXAY U BAAHAN TAHAY DOORASHO QOF IYO COD AH MISE MID HUFAN? Doorasho dadban iyo doorasho qof iyo cod ah labaduba waa nidaam doorasho oo mid kasta la musuqmaasuqi karo, sidoo kalana si hufan loo qaban karo. Dawladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan…
11 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar HAWLGALKII ABBOTTABAD: MAXAY TAHAY SHEEKADA KA DUWAN MIDDA MARAYKANKA EE HABEENKAAS LAGA WARIYAY? Saacaddu markii ay dul istaagtay 01:00 PM duhurnimo waqtiga Soomaaliya oo ku beegnayd 03:00 PM galabnimo waqtiga Bakistaan, maanta oo kale, 06 May 2011, waxaa soo dhacday xog culus oo…
12 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah, Dhaqanka & Buugta By Bilaal Q. Fiqi (Aar) CALEEMASAARKII UGAASKA “CURADKA HAWIYE” Hordhac Caleemasaarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde ayaa ka dhacay magaalamadaxda dalka ee Muqdisho, 25kii Abriil 2026. Muqdisho, oo taariikh ahaan martigelisay dhacdooyin waaweyn oo siyaasadeed, kuwo…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdinaasir Cali HADDII SHIDAAL LA SOO SAARO GUUL KAMADANBAYS AH MIYAA LA GAARAYAA? Soomaaliya waxay gashay marxalad cusub, ka dib markii uu dalka soo gaaray markab Turkigu leeyahay oo sahaminaya shidaalka Soomaaliya. Arrintan ayaa dhalisay doodo waaweyn: dadka qeybtood waxay arrintan u arkaan…
7 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar HAWADA SOOMAALIYA: MARINKA BADBAADADA EE DUULIMAADYADA DUNIDA Hordhac Kooban Warbixintan xiisaha leh waxaa lagu daabacay degelka Independent Arabia, oo ah madal warbaahineed oo fadhigeedu yahay magaalada London, laguna aasaasay iskaashi dhex maray jariidadaha caanka ah ee The…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cali Ileeye LOOLLANKA DIIMAHA (03): SHIICADA LABIYO TOBANLEYDA AH Labadii qormo ee hore ee Loollanka Diimaha waxaan kaga soo hadlay sida Injiiliyiinta Borotastanka ah ee xukuumadda Taraamb hoggaamiya, iyo Sahyuuniyadda diimeed ee xukuumadda Israa’iil xuurtaysay, ay labadooduba u aamminsan…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah DOORKA SUUGAANTA IYO CIIDANKA Hordhac Inkasta oo uu ereyga ‘suugaan’ micno badan leeyahay, haddana waxaa la sheegaa in ereyga asalkiisu ka yimid: naq; doog; cosob.. Marka ay abaaro dhacaan oo ay dhirtu xaalufto, waxaa…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cali Ileeye LOOLLANKA DIIMAHA (02): SAHYUUNIYADDA DIINEED Qormadii koowaad ee Loollanka Diimaha waxaan ku xusay saddexda dawladood ee horkacaya dagaalka Bariga Dhexe inay hoggaaminayaan kooxo diineed oo xagjir ahi. Waa Injiiliyiinta Borotastanka ah, oo majaraha u haya…
10 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar DIBUDHISKA CXDS: MAXAA QALDAMAY OO SIXITAAN U BAAHAN? 12kii Abriil 1960kii oo ku beegan dhawr bilood uun kahor intaan cawaale laga taagin dhulka Soomaaliyeed, waxaa la unkay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS). Unkiddan ma ahayn dhisidda cudud ciidan…