5 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi GOORMEE KA GUDBI DOONNAA DIMUQORAADIYADDA KU DHISAN QORI CAARADDIIS? Marka ay timaaddo doorasho xor ah iyo xilwareejin nabdoon, Soomaaliya waxa ay hormuud u ahayd qaaradda Afrika, waana dalkii ugu horreeyay oo Afrikaan ah oo si dimuqoraadiyad ah xukunka isugu…
3 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cali Ileeye LOOLLANKA DIIMAHA: INJIILIYIINTA BOROTASTANKA (01) Inta badan dagaalka Bariga Dhexe marka la gorfaynayo waxa xoogga la saaraa loollanka dhinacyada dhaqaalaha iyo juqasiyaasadeedka, halka loollanka diintana hoos loo dhigo. Xaqiiqada aan la dafiri karin balse waxay…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah CALI JIMCAALE AXMED: MACALLINKAYGII FOGAA Geerida waa loo wada madlan yahay, balse midda ku timid barasare Cali Jimcaale Axmed (1954 – 2026) waxa ay iiga dhigantahay geerida qof saaxiib ah oo aad iigu dhowaa. Barafasoor…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cali Ileeye AQOONSIGA SOOMAALILAAN: ISBAHAYSIGA HINDIYA ILAA KUUSH Isha Qoraalka: Chanel 12 (Cibri), Alestiklaal (Carabi) Aqoonsiga Soomaaliland aad buu uga weyn yahay in lagu tilmaamo keliya tallaabo diblomaasiyadeed, oo xoojinaysa joogitaanka Israa’iil ee Geeska Afrika; balse heemaalkiisa guud…
8 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah SIDU SIDII MA AHA! WQ: Yuusuf-Garaad Cumar AxmedWaa Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, sidoo kalana wuxuu hore u soo noqday Danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada New York. Weerarka Mareykanka iyo Israel ay ku…
7 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah QURAANKA KARIIMKA AH EE BAREELKA ELEKTAROONIGGA AH: HORUMAR TIKNOLOJIYADEED OO FUDUDAYNAYA AKHRISKA QURAANKA EE DADKA ARAGGA LA’ WQ: Cabdiraxmaan Faarax (Luunge) Aqoonyahan Qiyaastii laba qarni ka hor, wiil Faransiis ah, oo la oran jiray Louis Braille, ayaa aragga ka naafoobay, waxaanu curiyay nidaam fudud oo dadka isaga…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq MILICSI: TOBANKA DANBE EE BISHA RAMADAAN Bisha barakaysan ee Ramadaan waa bil ku suntan naxariis, cibaado iyo denbidhaaf. Waa bil ay quluubta iyo naftuba u laabtaan xagga Rabbigooda, si insaaanku u helo denbidhaaf, towbad iyo hannuun…
13 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar AAYATULLAAHI CALI KHAMEENII: HOGGAAMIYIHII QAABEEYAY IIRAANTA KEENADIIDKA AH Hordhac Kooban Maqaalkan oo asalkiisa lagu qoray luuqadda Ingiriiska, ciwaankiisuna yahay “Ayatollah Ali Khamenei: The Leader Who Shaped Iran’s Defiance“, waa mid si qotadheer isu dultaagaya mid ka mid ah…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq MILICSI: TOBANKA DHEXE EE DENBIDHAAFKA EE BISHA RAMADAAN Sida aan wada ognahay bisha barakaysan ee Ramadaan waxa ay u kala qeybsan tahayilaa saddex qeybood oo qeyb kasta ay toban maalmood ka koobanyihiin, waa tobanka hore ee naxariista ah,…
16 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED By Aw Dacar JENERAAL DAA’UUD: NASHQADEEYIHII CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYA Hordhac Kooban Sooyaalka ummad kasta waxay leedahay shakhsiyaad calaamad u ah isbeddellada waaweyn ee dhacay. Soomaaliya, marka laga hadlayo dhismaha hay’adaha dawladnimada, gaar ahaan difaaca iyo amniga, magaca koowaad ee maskaxda ku…