3 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHNOLOLEED By Ciise Cabdi Sooyaal: Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) 14 sano ayaa laga joogaa markii, 01dii Sibteenbar sannadkii 2012kii, uu dalka Norway ku geeriyooday, Alle ha u naxariistee, macallin iyo abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac…
9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHNOLOLEED By Maryama A. Isaaq Waa Kuma Dr. Maxamed Aadan Sheekh? Noloshii Dr. Maxamed Aadan Sheekh waxay isaga gudubtay qaybo waaweyn oo ka mid ah sooyaalka Soomaaliya ee qarnigii labaatanaad, si gaar ah noloshii reerguuraaga, middii gumaystaha iyo Maamulkii Wasaayada ee…
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Sheekh Axmed bin Raashid Al Maktuum, ninka ay geeridiisu gilgishay imaaraadka ? Sheekh Axmed bin Raashid Al Maktuum, oo ahaa walaalka ka yar ee Xaakimka Dubai, Sheekh Maxamed bin Raashid Al Maktuum, ayaa geeriyooday 21-kii Sebtembar 2026 isagoo 76 jir ah.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha” ? Allaha u naxariistee, waxaa geeriyooday wariye ruugcaddaa ah Maxamed Aweys Muudey, oo si weyn loogu yaqaanay magaca “Boqorka Bartamaha”, kana mid ahaa wejiyadii muddada dheer kasoo muuqday warbaahinta Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumay ahayd Xaawo Aadan Camey ? Xaawo Aadan Camey waxay ahayd haweeney Soomaaliyeed oo muddo dheer u soo adeegaysay bulshada, gaar ahaan dadka nugul, qaxootiga iyo barakacayaasha gudaha dalka.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka: kumuu ahaa Axmed Cali Cigaal ? Axmed Cali Cigaal wuxuu ka mid ahaa haldoorkii ugu waaweynaa ee fanka Soomaaliyeed, isagoo caan ku ahaa codkiisa baxsan, jilitaankiisa mucjisada, laxamiistiisa iyo curinta heesaha.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Abwaan Aadan Tarabi Jaamac? Allaha u naxariistee Abwaan Aadan Tarabi Jaamac, oo ka mid ahaa haldooradii ugu caansanaa suugaanta Soomaaliyeed, ayaa saacado ka hor ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen eheladiisu.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Weriye Maxamuud Cabdi Ducaale oo saacado ka hor ku geeriyooday London? Alle ha u naxariistee, waxaa saacado ka hor magaalada London ku geeriyooday weriyihii rugcadda ahaa ee Maxamuud Cabdi Ducaale, oo ka mid ahaa haldoorkii ugu magaca dheeraa warbaahinta Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka G/le Sare Shiikh Cali Cabdille Fiixiye (Cali Shucaac) Alle ha u naxariistee waxaa saacado ka hor magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday shiikh Cali Cabdille Fiixiye ” Cali Shucaac” oo ahaa caalim Soomaaliyeed iyo halgamaa ka tirsanaa ka jabhaddii xoraynta Soomaali galbeed iyo ciidanka ciidanka xoogga dalka labadaba.
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Maxaa laga yaqaannaa Shiikha ay geeridiisu baraha bulshada qabsatay Shiikh Qaasim Naaji ? Allaha u naxariistee waxaa goor dhow la xaqiijiyey geerida Allaha u naxariistee Sheekh Qaasim Naaji Yaasheey oo ka mid ahaa culimada iyo dadka aadka looga yaqaanay Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.