2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedkii Prof. Shariif Saalax oo loogu magac-daray Masraxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU) ayaa si rasmi ah u daahfurtay masrax weyn oo loogu magac daray Prof. Shariif Saalax, taas oo muujinaysa qaddarin qaran oo loo hayo haldoorkii waxbarashada kaalinta weyn ka soo qaatay .
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Halgamaa Cali Maxamed Hiraabe Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo waxgarad isugu jira aqoonyahanno iyo odayaal dhaqan ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Halgamaa Maxamed Cali Hiraabe oo ka tirsanaa ururkii SYL, kaas oo maanta geeriyooday.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Barafasoor Ciise Maxamed Siyaad Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Barafasoor Ciise Maxamed Siyaad, oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh nololeedka Raila Odinga, Halgamaa muddo nus qarni ah ku jiray siyaasadda Kenya Taariikh nololeedka Raila Odinga, Halgamaa muddo nus qarni ah ku jiray siyaasadda
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh nololeedka AUN Fannaanad Khadija Qalanjo oo maanta Geeriyootay. Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyootay Khadiijo Maxamuud Yuusuf ( Khadija Qalanjo) oo kamid ahayd hooballadii ugu caansanaa fannaaniintii qaranka, gaar ahaan kooxdii Waaberi.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh nololeedka guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi bari Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan. Magaalada Laascaanood ayaa maanta loogu doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Luga Dheere ? Allaha u naxariistee waxaa la xaqiijiyay geerida Cabdulqaadir Xaaji Maxamed oo ahaa madaxweyne ku xegeenkii labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, kaas oo goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda…
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED, URURKA MIDOWGA AFRIKA Taariikh nololeedka Janeraal Maxamed Xirsi Moorgan Allaha u naxariistee waxaa Saacado ka hor magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Janeraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo ka tirsanaa saraakiishii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,…
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Janaraal Morgan oo geeriyooday Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-ka May 2025 la soo wariyay geerida Janaraal Maxamed Siciid (Morgan), oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Janaraal Morgan wuxuu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Janeraal Axmed Suleymaan Dafle oo kamid ahaa shantii golaha sare ee kacaanka oo geeriyooday Sarreeye-guuto, Axmed Saleebaan Cabdalle (Dafle) oo kamid ka ahaa shantii Golaha-sare ee dowladdii kacaanka, sidoo kale ahaa asaasihii Hey’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NSS ayaa geeryooday caawa sida ehelkiisu…