2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedkii Sheekh Cali Xaaji Yuusuf Xasan Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor magaalada muqdisho ku geeriyooday caalimkii weynaa ee Shiikh Cali Shiikh Xaaji yuusuf Xasan, oo kamid ahaa culumada ugu waaweyn geyiga Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Hanny Shaker: Fannaanka ay geeridiisu dunida Carab gilgishay? Dunida fanka Carabta ayaa maanta waysay mid kamid ah fannaaniintii ugu caansanaa, kaas oo ahaa Hany Shaker, oo loo yiqiin “Amiirka Heesaha Carabta”
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedkii: Fanaanadda Shankaroon Axmed Yuusuf (Sagal) Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor la xaqiijiyay geerida fanaanaddii qaranka Shankaroon Axmed Yuusuf (Sagal), oo goor dhow ku geeriyootay dalka Mareykanka, halkaas oo ay ku nooleyd tan iyo sanadkii 1994-kii.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka Prof Cali Jimcaale Axmed Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor dalka Mareykanka ku geeriyooday bare sare Dr.Cali Jimcaale Axmed oo ahaa aqoonyahan iyo qoraa Soomaaliyeed oo qoray buugaag iyo cilmi-baarisyo badan.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, TAARIIKHNOLOLEED Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Ganacsade Maxamed Faarax Jiis Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Faarax Jiis oo ka mid ahaa haldoorka ganacsatada Soomaaliyeed.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Cali Laarijaani, madixii golaha amniga Iiraan ? Dowladda Iiraan ayaa saacado ka hor shaacisay in duqeyn lagu diley madixii Golaha amniga dalkaas Cali laarijaani, wiilkiisa, ku xigeenkiisii, iyo xubno kamid ah ilaaladiisa gaarka ah.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikhnololeed: Kumuuu ahaa Mufakkirkii Islaamka ee Syed Muhammad Naquib al-Attas? Siddeedii bishan Maarso dunida fikirka Islaamka ayaa lumisay mid ka mid ah aqoonyahannadeeda ugu waaweyn ka dib markii uu geeriyooday mufakirkii iyo faylasuufkii Muslimka ahaa ee Syed Muhammad Naquib al-Attas, isagoo 94 sano jir ah.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka Wariye Jamal Rayyan Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor la xaqiijiyay geerida wariyihii rugcaddaaga ahaa ee Jamal Rayyan oo muddo dheer ka shaqaynayay warbaahinta Carabta, gaar ahaan TV-ga Aljazeera.
16 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED By Aw Dacar JENERAAL DAA’UUD: NASHQADEEYIHII CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYA Hordhac Kooban Sooyaalka ummad kasta waxay leedahay shakhsiyaad calaamad u ah isbeddellada waaweyn ee dhacay. Soomaaliya, marka laga hadlayo dhismaha hay’adaha dawladnimada, gaar ahaan difaaca iyo amniga, magaca koowaad ee maskaxda ku…
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka: Ali Khamenei, 87 sano oo ku suntan kacdoon iyo awood Cali Xuseen Khamenei wuxuu ku dhashay magaalada Mashhad, 19-kii bishii Abriil sanadkii 1939 isaga oo ka soo jeeda qoys diimeed Shiico ah oo saboolnimo la tacaalayay.