[huge_it_slider id=”35″]
Waxaa maanta aas qaran Muqdisho loogu sameeyay Marxuumad Saado Cali Warsame oo Shalay koox Hubeysan ay ku toogteen Magaalada Muqdisho.
Waxaa marxuumada salaada janaasada xarunta madaxtooyada kula tukaday madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan, raysul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, guddoomiyaha gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), wasiirro, xildhibaanno, saraakiil, fannaaniin iyo dad kale.



From the comments