
Maanta ayaa lagu wadaa in maanta degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud uu ka furmo kulan lagu dhameystirayo wada hadallo lagu doonayo in lagu soo af meero xiisado gacan ka hadal oo dhawaan ka dhacay degmadaasi.
Guddi isugu jira odayaal dhaqameed iyo xildhibaano ayaa ku sugan degmdaasi, kuwaas oo ka qayb qaadan doodanaya dadaallada dib u heshiisiinta.
Guddigaas waxaa hogaaminaya Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo sheegay in shirkan uu noqon doona mid soo af meera xiisadaha ka jiray degmadaasi.



From the comments