Guddoomiyaha Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku sugan dalka Masar ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaasi Cali Abdel Aal.
Kulanka oo saacado qaatey ayaa la xaqiijiyey in Labada mas’uul ay ka wadahadaleen xiriirka Labada baarlamaanka iyo sidii loo xoojin lahaan.
Jawaari ayaa Khamiistii gaaray magaalada Qaahira ee dalka masar, wuxuuna la kulmay mas’uuliyiin kala duwan oo dalkaasi ah.





From the comments