War qoraal ah oo laga soo saaray madaxtooyada Puntland ee Garoowe oo nuqul kamid ah la soo gaar siiyay Goobjoog News baa lagu sheegay in madaxweynaha uu eryay saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland
Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Ruqseeyey 7sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishda Puntland kuwaaas oo dhawaan warbaahinta ka soo muuqday iyagoo dhaliilay hogaaminta madaxwayne Gaas isla markaana sheegay in ka soo horjeedaan Shirkii madasha iskaashiga dowlad goboleedyada Digreeta lagu ruqseeyey saraakiisha ayaa sidan u qornayn .
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 October 2018 ka Rukhseeyey Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland 7 Sarkaal oo katirsan Ciidanka Daraawiishta




From the comments