Madaxweynihii Hore Ee Masar Mursi Oo Geeriyoodey Isaga oo La Maxkamadeynayo
Maxamed Mursi, madaxweynihii hore ee Masar ayaa goordhow geeriyoodey isaga oo la maxkamadeynayo.
Wararku waxaa ay intaasi ku darayaan iney socotay maxkamadeyn la xiriirtay arrimo Jaajuusnimo dalal ajnabi ah iyo xarakada Xamaas.
Maxamed Mursi ayaa ahaa hoggaamiye shacabka reer Masar ay soo doorteen kaas oo ka socday Ururka Ikhwaan Muslimiinka oo dalka si aad ah ugu xoogan.
Ciidamada Milatariga oo uu hoggaamiyay Cabdi fitaax Aziizi ayaa xilka ka tuuray ayadoo Maxamed Mursi xabsiga la dhigay.
Maxaweyne Mursi ayaa caawa geeriyooday xilli ay socotay maxkamadeynta eedeymo loo heystay oo ku aadan inuu ahaa jawaasiis.
Goobjoog News
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed mursi ayaa geeriyooday waqti uu taagnaa ay Maxkamadda,
Mursi ayaa loo heystay kicin dadweyne asaga oo hoggaaminayay Urufurneed kiis dacwadeed loo heystay.
Madaxweynaha ayaa