Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay iney dib u bilaabeyso taageerada ay siin jirtay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay sheegeen in xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya…
2 Luuliyo 2019
More Stories
Waxaa goordhow gaaray caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb taliyeyaasha ciidamada Soomaaliya si ay halkaasi uga hirgeliyaan talaabo la isku dhafayo ciidamada Ahlu sunna iyo kuwa qaranka. Taliyeyaasha waxaa ka mid ah:…
Xildhibaan Cabdi Xasan Cilmi (Indha-yare) oo ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in DFS ay ku fashilantay xal ka gaarista doorashooyinka Galmudug. Wuxuu tilmaamay xildhibaanka in Ra’iisul wasaaraha…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, C/casiis Lafta-gareen ayaa sheegay in deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo gaarsiin doonaan xasilooni siyaasadeed. Wuxuu sheegay Lafta-gareen iney go’aan ku gaareen ka maamul ahaan in dowladnimada…
Xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan Hirshabelle oo warbaahinta kula hadlay magaalada B/weyne ayaa sheegay iney walaac xooggan ka qabaan xaaladda magaaladaasi, sidoo kalena guddigii dhowaan Muqdisho ka tagay ku fashilmeen…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa ka codsaday dowladda federaalka Soomaaliya, iney dhex-dhexaad ka noqoto doorashooyinka la filayo iney ka dhacaan Jubbaland iyo Galmudug. Wuxuu sheegay in dowladda…
Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee loo xil saaray dhacdadii dhowaan ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayaa ka warbixiyey halka ay haatan wax u marayaan.…



