22 Ogost 2019

More Stories

Aug 22, 2019
Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiye Filish ayuu Madaxweynuhu faray inuu dhammeystiro qorsheyaashii iyo dadaalladii uu soo…

Aug 22, 2019
Taliska Ciidamada Oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey

Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada Difaaca, Nabad-sugidda, Booliiska Iyo Asluubta. Golaha wasiirrada oo ka jawaabaya…

Aug 22, 2019
Warbixin: Axmed Madoobe oo Maalin Cad La Doortay

Doorashada madaxtinimada ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, oo ah xarunta KMG ah ee Jubbaland waxaa aqlabiyad ku guuleystay Axmed Madoobe, isaga oo madaxweyne sii ahaan-doona ilaa 2023-ka. Waxaa Ku…

Aug 22, 2019
Axmed Madoobe Oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland

Waxaa soo dhammaatay doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaa doorashadan ka qeybgalay Saddex musharrax, iyadoo xildhibaannada Jubbaland ee codeynaya tiradoodu ahayd…

Aug 22, 2019
Madaxweynaha Jubbaland Oo Maanta La Dooranayo

Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, waxaa maanta lagu wadaa in lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland. Waxaa xilkan ku tartami doona Afar musharrax oo uu ku jiro madaxweynaha xil…

No more stories