Muuqaal:-Qoor Iyo Deni Oo Ku Kulmay Gaalkacyo Maxay Kawada Hadleen?
Sheeko:Arrimaha Amniga

Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Siciid Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka dhacay Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo.
Aqriso Nuxurka Kulanka Madaxda Puntland Iyo Galmudug
https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/galkacyo-oo-martigelineysa-labadeeda-madaxweyne/
Halkan Ka Daawo Kulanka Gaalkacyo Ku Qabsoomay Ee Madaxda Puntland Iyo Galmudug