Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho oo Weli Xiran
				Sheeko:Arrimaha Amniga			
			 
		Waxaa saaka weli xiran qaar kamid ah woddooyionka magalaada Muqdisho, gaar ahaan Maka Almukaraba qeybo kamid ah, sida ay inoo sheegeen dadka shacabka ah.
Maka Almukarama ayaa xiran inteeda badan, dadayaana lugeynayo wadaas, oo ah midda ugu mashquulka Badan gudaha magaalada caasimadda ah.
Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa la xiray maalintii shalay aheyd oo aas qaran loo samaeynayey Ra’iisalwasaarihii hore Cali Khaliif Galeyr,oo lagu aasay caasimadda.
Goobjoog News