Goobjoog

Ganacsade Abuukar Caddaan oo Lala Baxay, Wiilkiisa Ayaa Horay u Xirnaa

Wararka ayaa sheegaya in hey’adda nabad sugidda ay xalay gurigiisa kala baxeen ganacsade Abuukar Xaaji Caddaan kadib markii uu sheegay taageeradiisa Al-shabaab. Ganacsadahan oo wareysi siiyey idaacad maxali ah ayaa…

Ganacsade Abuukar Caddaan oo Lala Baxay, Wiilkiisa Ayaa Horay u Xirnaa

Wararka ayaa sheegaya in hey’adda nabad sugidda ay xalay gurigiisa kala baxeen ganacsade Abuukar Xaaji Caddaan kadib markii uu sheegay taageeradiisa Al-shabaab.

Ganacsadahan oo wareysi siiyey idaacad maxali ah ayaa sheegay in uu taageerayo Al-shabaab isaga oo sidoo kale si xun uga hadlay beesha caalamka ee ku jira xarunta Xalane iyo xataa AMISOM, kuna baaqay in la baa’biyo.

Xariga ninkan horay dekadda u lahaa ayaa imaanaya bil kadib markii ciidamadu ay xireen wiilkiisa Maxamuud Abuukar iyada oo la sheegayo in su’aalo la weydiinayo.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments