Ciidamada Booliiska federaalka dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigay gabar uu dhalay Ra’iisalawasaarihii hore wadankaasi Melas Zenawi,xili ciidanka ay u dhaceen guri ay joogtay.
Semhal Meles ayaa ciidamadu kasoo qabteen magaalada Mekelle oo ah cassimadda gobolka Tigrey,halkaas oo dhowaan ay ku dagaalameen ciidamada federaalka iyo xoogga TPLF.
Hooyada dhashay Semhal Azeb Mesfin ayaa BBC qeybta Af Amxaariga u sheegtay inay inanteeda aaday magaalada Mekelle ka hor inta aanu dagaalka gobolka ku yalla Waqooyiga dalkaasi.




From the comments