Waxaa maanta oo Isniin ah la filaya in magaalada The Hague ee dalka Nederland ka furanto dacwadda muran xudeedka Badda ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya .
Dacwaddan oo soo jiitameysay mudda 10 sano ah ayaa maxkamadda ICJ ay ku dhawaaqday bilawgii bishaan in sikama dambeysay ah dacwadda loo qaadayo 15 March .
Galabta xilliga geeska Afrika markey saacadda tahay 5:00 Pm ayeey si toos ah u furmi doonta dacwadda , iyadoo xarunta The Hague ay ku sugan yihiin qareenada Soomaaliya ee difaacaya Badda .





From the comments