Shirka Doorashooyinka Oo Muqdisho Maanta Ka Furmaya
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa Saacadaha soo soccdo filaya in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka dalka .
Shirkan oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka , xubna ka tirsan Midawga Musharixiinta uu ay ka mid yihiin Madaxweeynayaashi hore ee dalka.
Kulanka ayaa waxaa looga arinsan doona sidii xal looga gaari lahaa doorashada waqtigeeda dhaaftay ee Soomaaliya .
Ajendaha shirka ayaa waxa uu noqon doona in kulama hor dhac ah ay qaatan Madaxda kulmeysa , kulamadaas hor dhaca ah ayaa waxa garwadeen ka ah Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo Mandera .
Hoos Ka Akhriso Ajendaha Shirka