Goobjoog

Midawga Musharixiinta Oo Ku Biiray Shirka Xalane Ka Socda

Wararka naga soo gaarayo kulanka madaxda dowlad Gobaleedyada dalka uga socda gudaha Airport-ka magaalada Muqdisho ayaa shegaya in kulanka goordhaw ay ku biireen xubna ka tirsan midawga Musharixiinta dalka .…

Midawga Musharixiinta Oo Ku Biiray Shirka Xalane Ka Socda

Wararka naga soo gaarayo kulanka madaxda dowlad Gobaleedyada dalka uga socda gudaha Airport-ka magaalada Muqdisho ayaa shegaya in kulanka goordhaw ay ku biireen xubna ka tirsan midawga Musharixiinta dalka .

Xubna ay hor kacayaan Mas’uuliyiinta  sar sare ee Midawga Musharixiinta aya la sheegay in ay ku biireen Shirka Madaxda dowlad Gobaleedyada dalka uga socda Xerada Xalane .

 

Madaxweeynayaasha Dowlada Gobaleedyada dalka iyo Xubnaha Midawga Musharixiinta ayaa kulanka kaga hadlaya Ajendaha shir weynaha Wadatashiga Arrimaha doorashooyinka dalka .

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments