Abwaan Qorone Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay doorashada Kursiga Sagaalad ee kuraasta Aqalka Sare Somaliland.
Kursigan ayaa waxaa ku soo baxay Senator Axmed Ibraahim Maxamed Abwaan Qorone.
Guddoomiyaha Guddiga doorashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Kursiga Todobaad ee Aqalka Sare oo uu ku soo baxay Abwaan Qorane .