Saciid Xuseen Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga

Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay doorashada Kursiga Todobaad ee kuraasta Aqalka Sare Somaliland.
Kursigan ayaa waxaa ku soo baxay Senator Saciid Xuseen.
Senatorka ayaa horay u ahaa shaqsigi ku fadhiyay kursiga Afarti sano ee la soo dhaafay .
Guddoomiyaha Guddiga doorashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Kursiga Todobaad ee Aqalka Sare oo uu ku soo baxay Saciid Xuseen.