Wararka naga soo gaarayo degmada Waaberi ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan ka dhacay wadada 21-october.
Qarax ayaa la sheegay in uu ka dambeyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kaas oo ku qarxay agagaarka iriddda laga galo wadada aadda garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Illa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa.





From the comments