Ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa oo loo yaqaano AFRCIOM, ayaa sheegay in ay duqaymo ay ka fuliyeen Soomaaliya, ku dileen qaar kamid ah xubna ka tirsan ururka Al-shabaab.
Maraykanka ayaa sheegay in duqayntaan oo laga fuliyay meel 285 km u jirta magaalada Muqdisho, waxaana duqaynta ay timid kadib markii ay dowladda Soomaaliya ay codsatay.
“Codsi ka yimid Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa qaaday weerar ballaaran oo ay isaga difaacayaan AS oo weerar ku ah ciidamada Soomaaliya.” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed ka soo baxay talista AFRICOM





From the comments