Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa la rasaaseeyay xilli uu goob fagaare ah kula hadlayay boqolaal dasweyne ah oo taageeraal u ah asaga iyo xisbigiisa Jamhuuriyiga oo lagu tilamaamo nin aad u mayal adag.
Inkastoo aan la caddayn cidda tacshiiradda huwisay haddana Illaa shan xabbadood ayaa lagu soo riday Trump, kuwaas oo midi ay dhegta midig xuubka ka qaaday kaddib markii uu madaxa yara dhinac u raariciyay, asagoo wajiga dhiig kaga yaal ayaana goobta laga saaray.
Dhanka kale Xabadaha ayaa haleeley qaar kamida shacabkii ku sugnaa goobta uu hadalka ka jeedinayay Trump, waxaana dhintay hal qof, halka labo kale xaaladooda laga dayrinayo.




From the comments