Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Natiijada ardeyda fasalka Afraad ee dugsiga Sare

Natiijada imtixaanka dugsiga sare ee fasalka afraad (2023/2024) ee Soomaaliya waxaa shaacisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha, iyo Tacliinta Sare. Munaasabadda lagu dhawaaqay natiijada waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin heer sare ah.
Sanadkan Imtixaanka fasalka 12aad waxaa si rasmi ah ugu fadhiistay 36,035 oo arday, Waxaa la baabiโiyay natiijada 2,905 arday oo lagu qabtay qish intii uu socoday Imtixaanka. sidoo kale imtixaanka waxaa ku dhacay 2,366.
kaalinta 1’aad waxaa galay ๐๐๐ค๐๐ซ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง, oo ka socday ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ข๐ซ, Dugsiga ๐๐ฅ-๐ฆ๐๐ซ๐ฐ๐๐ณ๐ข ๐๐๐ฒ๐ง๐ข๐ข๐ฅ๐, waxa uuna helay darjo ahaa ๐๐%.
Natiijadan waxay muujineysaa horumarka iyo dedaallada ay Soomaaliya ugu jirto tayaynta waxbarashada, iyada oo imtixaanada noocan oo kale ah ay ka tarjumayaan kobaca nidaamka waxbarashada ee dalka.