Goobjoog

Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay dagaalka marinka Qasa oo la shaaciyay

Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza ayaa shaacisay Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay intii uu socday dagaalka marinka Qasa, waxaana muuqata in khasaaraha dhimashadu uu aad u korordhay bilihii la soo dhaafay.

Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay dagaalka marinka Qasa oo la shaaciyay
GAZA CITY, GAZA – FEBRUARY 01: Hours after the Israeli army withdrew from the region, residents are seen arriving amid destruction to check their homes and properties that they had to abandon in the northwest of Gaza City, Gaza on February 01, 2024. Israeli army has withdrawn from some regions in the north of the Gaza Strip and the northwest of Gaza City. (Photo by Mahmoud Shalha/Anadolu via Getty Images)

Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza ayaa shaacisay Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay intii uu socday dagaalka marinka Qasa, waxaana muuqata in khasaaraha dhimashadu uu aad u korordhay bilihii la soo dhaafay.

Wasaaraddu waxay sheegtay in dhimashadu ay gaartay 48,189 qof, halka dhaawacyaduna ay 111,640 kor u dhaafeen, sida ku cad warbixinta.

Dagaalka marinka Qasa oo billowday 7-dii bishii Oktoobar ee sanadkii 2023-kii ayaa sababay khasaare baaxad leh oo dhimashadu, dhaawac iyo burbur baahsan isugu jirta, balse bishii la soo dhaafay ayaa laga gaaray heshiis xabbad-joojin ah oo u dhexeeya maamulka Israa’iil iyo ururka Xamaas.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments