AAYATULLAAHI CALI KHAMEENII: HOGGAAMIYIHII QAABEEYAY IIRAANTA KEENADIIDKA AH
Hordhac Kooban Maqaalkan oo asalkiisa lagu qoray luuqadda Ingiriiska, ciwaankiisuna yahay “Ayatollah Ali Khamenei: The Leader Who Shaped Iran’s Defiance“, waa mid si qotadheer isu dultaagaya mid ka mid ah…







