Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, isagoo diiradda saaray xaaladda caalamka, dib-u-habaynta Qaramada Midoobay, arrimaha Soomaaliya…