Qaramada Midoobay oo Codsatay $1.42 Bilyan si ay u Ballaariso Hawlaha Samafalka ee Soomaaliya 2025 Xafiiska Iskuxidhka Arrimaha Bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay (OCHA) ayaa Axaddii ku dhawaaqay in loo baahan yahay $1.42 bilyan sanadka 2025 si loo ballaariyo hawlaha samafalka ee Soomaaliya, halkaas oo 5.98 milyan oo qof u baahan yihiin gargaar bani’aadamnimo. 1 daqiiqo
1 daqiiqo DEG DEG: Golaha Ammaanka QM oo Ansixiyay Howlgalka Cusub ee Taageerada Soomaaliya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay go’aanka lagu beddelayo howlgalka taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
1 daqiiqo Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Muqdisho soo gaaray Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, iyo Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa soo dhaweeyay Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dhismaha Nabadda, Marwo Rosemary A. DiCarlo, oo booqasho ku timid Soomaaliya.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo ka wadda New York Kulanka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay, Ambassador Linda Thomas-Greenfield, ayaa diiradda lagu saaray dhowr arrimood oo muhiim ah
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kusii jeedda New York Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay saaka magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay oo uu kaga qaybgalayo Kalfadhigga 79aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
2 daqiiqo Qaramada Midoobay oo ka digtay Fatahaad ka dhacda Soomaaliya Bulshooyin badan oo ku nool Soomaaliya ayaa khatar degdeg ah ugu jira fatahaad, maadaama heerarka wabiyada ay sii kordhayaan qaybaha dhexe ee dalka, sida uu ka digay hay’ad ka tirsan Qaramada Midoobay oo soo saartay digniin fatahaad.
2 daqiiqo OCHA oo Ku Dhawaaqday in Ku Dhawaad 150,000 oo Qof ay Ku Barakaceen Dagaal Beeleedyada Soomaaliya Ku dhawaad 150,000 oo qof ayaa ku barakacay qeybo kala duwan oo Soomaaliya ka tirsan dagaallo beeleedyo tan iyo bishii Jannaayo, sida ay sheegtay xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay OCHA.
1 daqiiqo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Weerarkii Lagu Qaaday Xeebta Liido Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonia Guterres ayaa si kulul u cambaareynayay weerarkii qaraxa ku billowday ee Jimcihii ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay khasaare badan oo dhimasho.
1 daqiiqo Wasiirka Gaashaandhigga oo Kulan La Qaatay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga XukuumaddaFederaalkaSoomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha guud ee Qaramada.
1 daqiiqo Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Horumarinta Caddaaladda Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka.