2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Ku Baaqday Iskaashi Caalami ah oo Lagu Wajaho Dambiyada Casriga ah VIENNA, Austria – Mas’uuliyiinta sare ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in la xoojiyo iskaashiga caalamiga ah iyo nidaamyada caddaaladda si wax looga qabto dambiyada sii kobcaya ee caalamka ka…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo xoojinaya iskaashiga xuquuqda aadanaha iyo nabad-dhisidda Guddiga Madaxa-bannaan ee Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya iyo Sanduuqa Nabadda ee Qaramada Midoobay (UN Peacebuilding Fund) ayaa ka wada hadlay ballaarinta iskaashiga dhinacyada nabad-dhisidda, horumarinta hay’adaha dowladda iyo ilaalinta…
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY UNTMIS Oo Ka Hadashay Fashilka Wadahadalladii Siyaasadeed Ee Muqdisho Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNTMIS ayaa war kasoo saaray wadahadalladii siyaasadeed ee Muqdisho ka socday intii u dhaxeysay 13–15 May, kuwaas oo u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Taageertay Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Howlgalka Kaalmada Ku-meel-gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, UNTMIS, ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan qabashada Golaha Mustaqbalka Soomaaliya. UNTMIS ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY James Swan oo loo Magacaabay Madaxa MONUSCO ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay dublamaasiga ruug-cadaaga ah ee u dhashay dalka Maraykanka, James Swan, inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo faragelin ku sameysay is-mari-waaga dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Hawlgalka Qaramada Midoobay ee UNTMIS ayaa si rasmi ah u shaaciyay inay aad uga xun yihiin in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ay ku guuldarraysteen inay heshiis ka…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY UNTMIS oo ka Walaacsan Maqnaanshaha Wefdiga Buntilaan iyo Jubbalaan ee Shirka Wadatashiga Qaran Hawlgalla Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa muujiyay walaac ku aaddan in kooxaha hordhaca ah (advance teams) ee maamulada Puntland iyo Jubbaland ay ka baaqdeen ka qeybgalka Shirka Wadatashiga Qaran…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Beesha Caalamka oo mucaaradka Soomaaliya ugu baaqday in ay kasoo qeyb galaan Shirkii ay ku dhawaaqday Xukuumadda Soomaaliya Beesha Caalamka, oo ay hormuud ka tahay UNTMIS, ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan madasha wadatashiga qaran iyo martiqaadka ay u fidisay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (Somali Future Council).
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya oo Taageertay Qaraar Cusub oo QM ah Kana Hadlaya Amniga Badda Cas Soomaaliya ayaa u codeysay ogolaanshaha Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2812, kaas oo lagu adkeynayo mas’uuliyadda wadajirka ah ee ka saaran dalalka kulaalaya Badda Cas ilaalinteeda iyo badqabka marin-badeedka istiraatiijiga ah ee muhiimka u ah ganacsiga iyo amniga caalamka.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay go’aanka cusub ee Golaha Ammaanka ee ka dhanka ah hubkii ay keensan jireen maamul-goboleedyada? Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay Qaraarka 2806 (2025), kaas oo si rasmi ah u kordhinaya cunaqabataynta saaran Kooxda Al-Shabaab ilaa 31-ka December 2026.