2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo ka digtay Fatahaad ka dhacda Soomaaliya Bulshooyin badan oo ku nool Soomaaliya ayaa khatar degdeg ah ugu jira fatahaad, maadaama heerarka wabiyada ay sii kordhayaan qaybaha dhexe ee dalka, sida uu ka digay hay’ad ka tirsan Qaramada Midoobay oo soo saartay digniin fatahaad.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY OCHA oo Ku Dhawaaqday in Ku Dhawaad 150,000 oo Qof ay Ku Barakaceen Dagaal Beeleedyada Soomaaliya Ku dhawaad 150,000 oo qof ayaa ku barakacay qeybo kala duwan oo Soomaaliya ka tirsan dagaallo beeleedyo tan iyo bishii Jannaayo, sida ay sheegtay xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay OCHA.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Weerarkii Lagu Qaaday Xeebta Liido Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonia Guterres ayaa si kulul u cambaareynayay weerarkii qaraxa ku billowday ee Jimcihii ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay khasaare badan oo dhimasho.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Gaashaandhigga oo Kulan La Qaatay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga XukuumaddaFederaalkaSoomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha guud ee Qaramada.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Horumarinta Caddaaladda Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Maxay Ka Wadahadleen Ergay Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo Ku Kulmay? Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo gaaray magaalda Baydhabo ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Akhriso:Maxaa Looga Hadlay Shirka Sanad Laha ee Dowladda iyo Qaramada Midoobay? Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu qabtay shirka sanadlaha ah ee Guddiga Wadajirka ah ee (JSC) ee looga hadlo horumarka laga gaaray qaab-dhismeedka.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadannimada.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Dowladda Soomaaliya iyo Xafiiska UNSOM oo Ka Wadahadlay Marxaladda Kalaguurka ah Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu yahay sidii loo soo geba gebeyn lahaa howlaha Xafiiskaas.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Israel Ku Eedeysay jabinta Shuruucda Caalamiga ah ee Dagaalka Warbixin kasoo baxday Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in duqeymaha Israel ay ka waddo Gaza “laga yaabo in ay si isdaba joog ah u jebiyeen mabaadi’da aasaasiga ah ee sharciyada dagaalka.”