1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Qorshaha Kala Guurka Xafiiska UNSOM Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Hakisay Qeybinta Cuntooyinka Gargaarka ah ee Marinka Rafax Qaramada Midoobay ayaa ku dhowaaqday iney hakisay qaybinta cuntada gargaarka ah ee magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee Qaza, iyada oo ay ugu wacan tahay, saadka oo gababaabsi ah iyo xaaladdaha amni darrada.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Wakiil Cusub u Soo Dirtay Soomaaliya, Kadib Shaqojoojintii Catriona Laing Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa u magcaabay James Swan inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Qorsheynaysa in Maalin Caali ah Laga Dhigo Xasuuqii 1995 kii ee Srebrenica ee Bosnia. Qaramada Midoobay ayaa qorshaynaysa inay soo saarto qaraar ku aaddan in 11-ka July ay noqoto maalin caalami ah oo lagu xuso xasuuqii 1995-tii ka dhacay magaalada Srebrenica ee Bosnia.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qarammada Midoobay oo Sheegtay in ay Israa’iil Ku Amartay inay Ka Qaxaan 100,000 oo Qof Waqooyiga Gaza Qarammada Midoobay ayaa sheegtay inay Israa’iil ku amartay inay ka qaxaan 100,000 oo qof waqooyiga Gaza, tan iyo markii Israel ay weerar ku qaaday marinka Rafax, bilowga Todobaadkii hore oo khasaare dhaliyay.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sharaxay Sababta Dowladda Soomaaliya u Xireyso Xafiiska UNSOM Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ujeedka ugu weyn ee warqadaha kasoo baxay dowladda ee ku socda Xafiiska UNSOM uu ahaa in dowladda Soomaaliya
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY, Warar & Warbixino Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusamareeb Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Dhuusamareeb ku qaabiley wakiilka xoghayaha Qarammada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya marwo Catriona Lainga oo soo gaba-gabeyneysa shaqadii.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Dowladda Soomaaliya oo Dib Kaga Laabatay Go’aanka Xiritaanka Xafiiska UNSOM ee Qaramada Midoobay Dowladda Soomaaliya ayaa ka laabatay dalab ay 5-tii bishan u gudbisay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ku saabsanaa xiridda xaafiiska kaalmaynta ee UNSOM ee Soomaaliya, kaas oo muddo dheer kasoo shaqeynayay Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Maxay Soomaaliya Xiritaanka Xafiiska UNSOM ee Qaramada Midoobay oo Muddo Dalka Kasoo Howlgalayay? Dowladda Soomaaliya ayaa dabayaaqada todobaadkii la soo dhaafay golaha ammaanka ka codsatay in la xiro xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo muddo dheer dalka ka howl-galayay, xafiiskaan ayaa ka shaqeynayay arrimo dhowr ah.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY, War Dowladda Soomaaliya oo Dalbatay Xiritaanka Xafiiska Qaramada Midoobey ee UNSOM Dowladda Soomaaliya ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u dirtay dalab ah in la xiro xaafiiska kaalmaynta ee UNSOM oo muddo dheer dalka ka howlgalayay. Warqad ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.