Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada, Magacyada Oo Dhameystiran
Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirrrada oo ka kooban 32 wasiir, waxaana ka soo muuqday wejiyo cusub oo markii ugu horeysay ah.
Halkan ka akhriso, magacyada qaar:
- Wasiirka arrimaha dibada: Sacad Cali shire
- Wasiirka Waxbarashada: Yaasiin Faratoon.
- Wasiirka Qorshaynta iyo horumarinta: Xasan ismaaciil warsame
- Wasiirka arrimaha gudaha: Maxamed Kaahin
- Wasiirka Gaashaandhiga: Ciise Axmed Yuusuf Cadale
- Wasiirka horumarinta maaliyada: Yuusuf Maxamed Cabdi
- Wasiirka cadaaladda: Cabdiqani..
- Wasiirka diinta iyo awqaafta: Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed
- Wasiirka Beeraha: Axmed Muumin Seed
- Wasiirka Howlaha Guud: Cabdriashiid Xaaji Ducaale
- Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha: Yuusuf maxamuud Nuur
- Wasiirka Isgaarsiinta iyo technology: Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi
- Wasiirka Ganacsiga: Maxamuud Xasan Sacad
- Wasiirka Arrimaha Bulshada: Hinda Jaamac Xirsi
- Wasiirka xannaanada Xoolaha: Xasan Maxamed Cali
- Wasiirka Warfaafinta: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye
- Wasiirka deegaanka iyo horu marinta reer miyiga: Shugri baandare
- Wasiirka Biyaha: Saleebaan koore Yuusuf Cali Koore
Liiskan oo dhameystiran, Akhris:
Goobjoog News