10 Ka Tirsan Xoogga Dalka oo Lagu Dilay Goofgaduud, Bay

Dagaal qaatay saacado badan oo Laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu  saaka ka dhacay deegaanka Goofgaduud Buurey bo Baidoa  u jirta Qayaastii 30 km.

Al-shabaab ayaa la sheegayaa iney soo weerartay fariisimada ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee deegaankaasi.

In la xaqiijiyey, khasaaraha waa 10 dhimasho ah iyo 20 dhaawac ah oo u badan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana la sheegayaa in meydka iyo dhaawacyada la keenay magaalada Baydhaba.

Goobjoog News

Related Articles

8 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW