U bood dhigaalka

11:00 AM

Sheeko:War

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey taliyeyaasha cusub ee Ciidammada Asluubta iyo Booliska S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac iyo S/Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamid. Taliyeyaasha ayaa waxaa dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf oo madasha dhaarinta ku sugnaa.