Fowsiyo Xaaji Aadan โSharciga Madaxweynaha Saxiixay Ma Ahan Mid Waafaqsan Sharuucda Wadankaโ
Sheeko:War

Fowsiyo Xaaji oo ah guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi ahna Xildhihaan Golaha Shacabka ayaa Goobjoog u sheegtay in sharciga Doorashooyin uu Madaxweynaha saxiixay uu yahay mid baal marsan dalka.