U bood dhigaalka

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

Sheeko:Amniga
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
U jeedka safarka Ra’iisul wasaaraha ayaa ah sidii maxdada Dowladda ay ugu gali lahaayeen wajiga labaad ee shirka u dhaxeeeya Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Fedraalka waxaana lagu falanqeyndoonaa arimo ay ka mid yihiin Doorashooyinka,Dhaqaalaha Amniga iyo sidoo kale xaalada kala guurka ee dalka,waxaana lagu wadaa in Dhuusamareeb uu gaaro Madaxweyne Farmaajo
Halkan Ka Daawo Sawiradii Raysal Wasaare Khayre Ee Dhuusamareeb
  
Goobjoog News