U bood dhigaalka

Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Magacaabay Guddiyada Ku Matalaya Wada Hadallada Doorashada Ee Dowladda Federaalka

Sheeko:Amniga

Maamul goboleedyada qaar ayaa magacaabay guddiyo u matali-doona shirka looga hadlayo doorashada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka ah.

Guddiyadan oo lagu heshiiyey Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa iney shaqeeyaan, oo weliba ay dhameystiraan hawlahdooda ka hor 15 August 2020-ka.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Guddiyadaii

Halkan Ka Aqriso Qoraalada Ka Soo Baxay Maamul Goboleedyada

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/dowlad-goboleedyada-qaar-oo-magacaabay-guddi-ku-matala-wada-hadallada-doorashada-ee-kala-dhaxeya-dowladda-federaalka-ah/

Goobjoog News