12 Qof oo Ku Dhimatay Dabeylo Ku Dhuftay Koonfurta Soomaaliya

Khasaare naf iyo maal leh ayaa laga sheegayaa iney ku dhufteen dabeylo saacadihii tagay ku dhuftay deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya.

Xeebaha Jubbaland dabeylo ku dhuftay ayaa waxaa ku dhintay 12 qof sideedna qofna waa la layahay, 21 doon ayaa burburtay.

Arrimaha oo faahfaahsan, lasoco.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW