18,000 Oo Maxaabiis Ah Ayaa Ku Dhimatay Suuriya

Ilaa 18,000 ayey Amnesty International sheegeysaa in ay xabsiyada Suuriya ku dhinteen intii u dhaxesay sanadkii 2011-2015-ka.
Warbixintan waxaa kaloo ay sheegeysaa in xabsiyada dalkaas ay ka dhacaan jirdil qorsheysan, kufsi iyo garaacid ay geystaan dadka xabsiyada waardiyaha ka ah.
Dad horay xabsiyadaas ugu xirnaa oo u waramay Amnesty International ayaa waxaa ay sheegayaan in dhibka iyo jirdilka lagu soo dhaweeyo maxaabiista.
Warbixintan waxaa ay sheegeysaa in 10 qof ay maalintii dhimanayeen muddo 300 oo bil ah.
Goobjoog News
Juaxml ldqwqg viagra prices cialis without a doctor prescription
Mpsxfz ccrijn cialis usa when will cialis go generic
Mahcio oelntg Overnight delivery cialis canadian pharmacy