Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Sheeko:Dalka Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliska Baladweyne oo Ka Jawaabay Warqad Kasoo Baxday Taliska Booliska Soomaaliyeed Taliyaha saldhigga Booliska magaalada Baladweyne Gaashaanle DhexeCali Duux Cabdi Mahad-Alle ayaa ka jawaabay warqad kasoo baxday taliska booliska Soomaaliyeed taasi oo lagu amrayay in uu xabsiga kusoo celiyo nin ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhisme Bangi oo ay ku baxday $12 Malyuun oo Maanta Xariga Laga Jaray Hargeysa (Dhageyso + Sawirro) Shirkadda Dahabshiil ayaa dhisme bangi oo weyn ka furtey maanta magaalada Hargeysa, waxaana dhismahani bangiga islaamiga ah ee Dahabshiil ku baxday illaa $12 malyuun oo doolar sida uu sheegey agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkani Waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimaha Kalluunka ee Suuqyada Magaalada Muqdisho oo Hoos u Dhacay Waxaa aad hoos ugu dhacay qiimaha kalluunka la kala siisto suuqyada magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ganacsatada kalluunka, waxayna tani ku tilmaameen in ay ugu wacantahay dabeylihii badda oo joogsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Soo Dhaweeyey Go’aankii Laga Gaaray Mooshinka Xildhibaanadii mooshinka keeney ayaa soo dhaweeyey go’aankii iyo xalkii laga gaaray arrinka mooshinka, waxayna amaaneen xildhibaanadii kasoo horjeedey mooshinka oo iyagu ku qancay in si buuq la’aan ah mooshinka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Dowladda Ka Tirsan oo Rasaas Ku Furey Dad Shacab Ah Degmada Hodan Qof ayaa dhintey, 3 qof kalana waa uu dhaawacmey kadib markii askari ka tirsan ciidamada dowladda uu rasaas ku furey dad shacab ah oo meel fadhiyey degmada Hodan ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhig Dhaqanka Soomaaliga oo Lagu Qabtay Xerooyinka Dhadhaab (Dhageyso) Waxaa xerooyinka Dhadhaab ee ay ku jiraan qaxootiga tirada badan ee Soomaaliyeed lagu qabtay bandhig dhaqanka Soomaaliga, gaar ahaan ciyaaraha dhaqanka ee kala duwan, waxaana usoo daawasho tagay dad badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka G/Banaadir oo hawlo lagu dayactirayo nalalka cadceeda ku shaqeeya ka bilaabay magaalada Muqdisho (Sawirro) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bilaabay hawlo lagu dayactirayo nalalka cadceeda ku shaqeeya ee wadooyinka magaalada Muqdisho. Dayactirkaan lagu sameeynayo nalalka dansan ee cadceeda ku shaqeeya ayaa waxa ay timid…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Hey’adda IMO oo Sheegtey in ay Qalabeyneyso Xafiisyada Laamaha Socdaalka Soomaaliya Todobaadkan waxaa shir balaaran isugu yimid waftiyo ka kala socdey dowladda federaalka Soomaaliya, maamulka Puntland, dowladda Norway iyo hey’adda socdaalka Adduunka ee IMO, shirkaasi ayaa waxaa looga hadlayay mashruuc 3…