Hawlgal Ciidamada Dowladda Ay Ka Sameeyeen Maxaas oo Dad Lagu Qabqabtay (Dhageyso) Sheeko:Dalka Dad lagu tuhunsanyahay in ay ka tirsanyihiin Alshabaab ayaa lagu qabqabtay hawlgal ciidamada dowladda ay ka fuliyeen degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Taliyaha ciidamada dowladda ee Maxaas Maxamed Muunin Saneey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Ra’isul Wasaaraha taageersan oo sheegay in Xildhibaanada Mooshinka Taageersan handadaad joogta ah ku hayaan (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Barre Yusuf oo Warbaahinta Goobjoog la hadlay ayaa sheegay in ay jiraan hanjabaadyo loo geystay Xildhibaanada kasoo horjeeda mooshinka ka dhan ah Ra’isul Wasaare Cabdiwali. Xildhibaanka ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Ka Socda Midoowga Afrika oo Kulamo Muqdisho Kula Yeeshey Wasiiro iyo Madaxweynaha Wafti heersare oo ka socdey midoowga Afrika oo ka koobnaa dublamaasiin heerar kala duwan ah oo maanta dalka gaaray ayaa kulan la yeeshey madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wasiiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Puntland oo u Fariisatay Dhagaysiga Dacwado Loo Heysto askar Dambiyo Geysatay Maxkamad ciidan oo qaabilsan shan gobol oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga dacwado loo heysto ciidamado ka tirsan maamulka. Maxkamadda oo fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadalo Ganacsi oo Ka Jira Magaalada Kismaayo (Dhageyso) Sida uu kusoo waramayo wariyeheena magaalada Kismaayo Mascuud Cabdullaahi Aadan, waxaa magaalada kusoo kordhey dhaqdhaqaaqyo ganacsi oo kala duwan waxaana ka mid ah duulimaadyo toos ah oo oga yimaado Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiyo Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Ka Hadlay Kheyraadka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Iyada oo dhawaan magaalada Baydhabo lagu dhisey maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa inoo suurogashay in aan waraysi la yeelano Aqoonyahan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Idris Cabdi, waxaanan wax ka weeydiiney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka oo Raashiin Garsiisey Dadka Degmada Jalalaqsi (Dhageyso) Illaa shan kun oo qoys oo ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa loo qeybiyey deeq raashiin ah oo ay halkaasi u dirtey dowladda federaalka ee Soomaaliya kadib xaalado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Hobyo oo Ka Hadlay Dooni Kusoo Xiratay Dekeda Guddoomiyaha degmada Hobyo Maxamed Maxamuud Cawaale ayaa ka hadlay dooni ganacsi oo kuso xiratay dekada Hobyo markii ugu horeysey muddo badan oo sanooyin ah, wuxuuna sheegey in uu yahay horumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir ka furmi lahaa degmada Garbahaareey oo la sheegay in uu saameyn ku yeeshay khilaafka Madaxda dalka (Dhageyso) Ergada ka qeyb galayso shir la filayo in dhawaan uu ka furmo degmada Garabahaareey ee xarunta gobalka Gedo ayaa sheegay in furitaanka shirkooda saameyn uu ku yeeshay khilaafka ka dhex…