Waxgaradka ku dhaqan degmada Kaxda oo sheegay in cuduro ay ka dilaaceen daadadkii Muqdisho (Dhageyso) Sheeko:Dalka Waxgaradka ku dhaqandegamnda Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in cuduro ay ka dilaaceen daadadkii ka dhashay roobkii dhawaan ka da’ay magaalada Muqdisho, taasi oo saameyn ku yeelatay shacabka degan… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gabdhaha aan aqoon qorista farta Soomaaliga ee hadana nolol maalmeedkooda ka raadsada Muqdisho (Warbixin) Magaalada Muqdisho waxaa ku nool qoysas danyar ah oo noloshooda liidato, awoodna aan u lahayn in ay wax baraan caruurta ay dhaleen. Inta badan Qoysaskan aynu soo sheegnay waxaa u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Baladweyne oo qeylo dhaan ka diray mushaar la’aan haysata (Dhageyso) Taliska ciidamada Booliiska ee Magaalada Baladweyne ayaa shaaca ka qaaday in xilligaan ay soo wajahday Mushaar la’aan baahsan, ciidamadana aysan weli helin wax mushaar ah. Gaashaanle Dhexe Cali Dhuux Mahad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan oo sheegay inuu ka shaqeyn doono dib u hesheesiinta shacabka dega Seddax gobal ee uu maamulo (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in maamulkiisa uu diyaar u yahay ka shaqeynta dib u heshiisiinta shacabka wada dega gobalada Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Radio Goobjoog, Ka bogosho wacan Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof oo Mid Ciidan Yahay oo Lagu Dilay Tuulo u Dhaw Maxaas, Gobolka Hiiraan (Dhageyso) Maxamed Mumin Saney oo ah taliyaha ciidanka dowladda u qaabilsan Maxaas ayaa sheegay in tuuo 25 KM u jirta Maxaas ee Gobolha Hiiraan labo qof lagu dilay. Taliyaha ayaa intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xassan Sheekh Aadan oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa markii ugu horeysey soo gaaray magaalada Muqdisho tan iyo intii loo doortey madaxtinimada 17-kii bishani Nofeembar. Mar sii horeysey Shariif Xassan waxa uu saxaafadda kula…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada La Baxay Badbaado Qaran oo Kasoo Horjeeda Mooshinka oo Shir Jaraa'id ku Qabtay Hoteel Xayaat (Dhageyso + Sawirro)
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Raisulwasaaraha Cabdiwali “Mooshinka waxaa laga soo abaabuley madaxtooyada waxaana loo adeegsaday musuqmaamus” (Dhageyso) Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo goor dhaweyd saxaafadda la hadlay ayaa markii ugu horeysey ka hadlay khilaafka u dhaxeeya isaga iyo madaxweynaha, wuxuuna madaxweynaha ku eedeeyey mooshinka codka kalsoonida loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari oo Sheegey In Aanan Mooshinka Lasii Wadi Karin Inta Laga Soo Celinayo Xasiloonida Baarlamaanka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray wixii maanta ka dhacay Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii maalitii Sedaxaad uu qaab fowdo ah ku dhamaaday kulankii Baarlamaanka.…