WAR DEG DEG:- Xildhibaano qeybinaaya Warqado ay ku sheegeen Mooshinka laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya, in xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka gaar ahaan kuwii keenay Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisu wasaaraha bilaabeyn in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Xildhibaano Jeex jeexay Buugii Xaadirinta Baarlamaanka Wararka haatan ka imaanaya xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka ay Jeex jeexeen, Buugii loogu tala galay in lagu xaadariyo xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnmaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xueen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamijka Hanka Nolosha ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Hanka Nolosha, qeybtiisa 10-aad, waana mid aynu kusoo bandhigno hanka dhalinyarada Soomaaliyeed. Waxaa maanta Idiin tabinaya Barnaamijkeena Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Hiiraan oo laga dalbaday dib u habeynta guryahii ku baaba’ay fatahaadii wabiga Shabelle (Dhageyso) Qaar ka mid ah qoysaskii dhawaan ka barakacay Fatahaadii Wabiga Shabelle uu ka sameeyay Magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan, dibna ugu soo laabto xaafadahooda ayaa ugu baaqay maamulka gobalka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Sheegtey In Ay Dishey 100 Alshabaab Ah Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegey in ay u aareen dadkii lagu laayay baska, islamarkaasina dileen illaa 100 ka tirsan dagaalyahanada Alshabaab oo iyagu uu sheegey in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha Dowlada oo Soo Kormeerey Dhuxul Taala Baraawe Xeer Illaaliyaha guud ee dowladda Axmed Cali Daahir ayaa shalay kasoo laabtay safar kormeer ah oo uu ku gaaray magaalada Baraawe. Mudane Axmed oo warbaahinta la hadlay markii uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho oo Xiran Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa gala xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Ciidamada ayaa wadooyinka ka xiray Inta u dhaxeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wakiilada Somaliland oo maanta ansixin doona gudiga doorashada maamulkaasi Golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa maanta la filayaa in ay ansixiyaan gudiga doorashada maamulkaasi, kuwaa oo dhawaan lasoo magacaabay. Buuqii hareeyay golahaasi ayaa sababay in ay dib u dhacaan ansixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhul-gariir xoogan oo ku dhuftay magaalada Wajaale Magaalada Wajaale ee ku taala xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa uu ku dhuftay Dhul-gariir xoogan kaa oo dadbadan qal qal ku…