Maamulka degmada Howlwadaag oo ka warbixiyay howlgalada ay ciidamada dowladda ka sameeyaan Suuqa Bakaaraha Sheeko:Dalka Maamulka degmada Howlwadaag ee dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyaan suuqa weyn ee Bakaaraha, kaa oo la doonayo in lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta la filayo in loo qeybiyo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maanta oo Isniin ah waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta golaha shacabka uu ka dhaco kulankii caadi ahaa ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaa oo maanta la doonayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Idaacada Goobjoog, Dhageysi Wacan Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ka Barokacay Daadad Ku Dhuftey Baardheere oo Ka Cabanaya In Aanan La Gargaarin (Dhageyso) Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin dad ka badan ilaa 2kun oo qoys oo ku barakacay Roobab daadad watey oo ku rogmadey qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaaliyadda Soomaalida K/Afrika oo Cabasho u Gudbisey Hey’adda Xuquuqul Insaanka Dalkaasi Kulan dhex maray jaaliyadda Soomaalida iyo Hey’adda Xuquuqul Insaanka Koonfur Afrika ayaa waxaa looga hadlay dilalka iyo dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysto dalkaasi. Jaaliyadda Soomaalida ayaa hey’adda Human Rights Commision u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo Daahfurey Kulyad Cusub oo Seeyniska Lagu Barto (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray kulyada Seyniska Jaamacadda Bariga Afrika, gaar ahaan qeybteeda deegaanka, taasi oo ay iska kaashadeen wasaaradda deegaanka Puntland iyo Midoowga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Kasoo Horjeeda Mooshinka oo Jawaari, Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada Mooshinka wada dusha ka saaray Mas’uuliyadda wixii bari ka dhaca Baarlamaanka Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka in uu ka baxay balantii uu 19-kii bishan Xildhibaanada ka qaaday oo aheyd in aan Mooshinka la horkeeni doonin Baarlamaanka. Xildhibaanada shirka Jaraa’id maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xassan oo Shir Jaraa’id Qabtay, Sheegeyna in uu Soo Dhisayo Wasiiro Tayo Leh (Dhageyso) Shariif Xassan Sheekh Aadan oo dhawaan loo doortey madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir jaraa;id ku qabtay Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo kala duwan, waxaana ka mid ah qorshayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye “Waxaan Nahay 168 Xildhibaan” Mid ka mid ah xildhibaanadii mooshinka keeney oo maanta kulan ku lahaa Muqdisho oo saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyey waxa uu kulankooda ku saabsanaa. Wuxuu sheegey in kulankooda uu…