Wasaaradda Amniga Qaranka oo faah faahin ka bixisay howlgal ay ciidamada dowladda ka sameeyeen Muqdisho (Dhageyso) Sheeko:Dalka Wasaaradda amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen qaar ka mid adegmooyinka magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaradaasi Maxamed Yuusuf oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobolka Bari oo Kulan La Qaaday Isu Duwayaasha Wasaaradaha Puntland (Dhageyso) Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan ayaa kulan magaalada Boosaaso kula qaatay isu duwayaasha wasaaradaha Puntland u qaabilsan gobolka Bari, isaga oo kala hadlay waxqabadka iyo adeegyada wasaaradaha ka fuliyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iraan oo Sheegtey in ay Soomaaliya ka Caawineyso Tabobarka Ciidamada Gudoomiyaha baarlamaanka Iraan Cali Lajijani ayaa sheegey in dowladiisa ay balanqaadayso in ay Soomaaliya garab ka siin doonto la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada iyo waliba burcad badeeda. Wuxuu hadlayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob dadka iyo duunyada ay ku diirsadeyn oo haatan ka socda deegaanka Goofgaduud ee gobalka Bay (Dhageyso) Roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa haatan ka socda deegaanka Goofgaduud ee gobalka Bay, iyadoo halkaasi ay ka mid ahayd deegaanada biyo la’aanta ay ka jirtay. Gudoomiyaha deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Khudbadaha Ka Jeedinaya Shirka TEDx ee Muqdisho oo La Shaaciyey Sanadkii labaad ayaa waxaa la qorsheynayaa in magaalada Muqdisho lagu qabto bishani Nofeembar 26-deeda, waxaana la shaaciyey dad kala duwan oo hadalo ka jeedin doona. TEDx oo ah madal caalami…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka dowladda ee deegaanka Ceelgaras oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen Al-shabaab (Dhageyso) Maamulka dowladda Soomaaliya ee deegaanka Ceelgaras ayaa guulo ka sheegtay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalkaan ayaa ahaa mid culus, waxaana la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari oo dib ugu soo laabtay Muqdisho ka dib safar uu ku tagay Jabuuti Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib safar uu maalintii Jimcaha ahayd ku aaday magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Gudoomiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo si kulul uga hadlay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen Bas ay saarnaayeen Shacab Kenyan ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si kulul waxa uu u cambaareeyay weerar ciidamad Al-shabaab shalay ku qaadeen gaari Bas ah oo ay saarnaayeen shacab u dhashay dalka Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ay ku laayeen shacab ku sugnaa duleedka Mandheera Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii shalay Al-shabaab ay ku qaadeen gaari Bas ah oo ay saarnaayeen dad u dhashay dalka Kenya, iyaga oo halkaasi ku dilay 28-tan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…