Madaxweyne Xasan Sheekh “Aniga iyo Ra’iisul wasaaraha shaqsi iskuma haysano, saaxiib ayeynu nahay” (Dhageyso) Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale si toos ah u faah faahiyay khilaafka kala dhaxeeya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, isaga oo sheegay in xilligaan khilaafkooda aanu ku qotomin mid… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaan barnaamij Wareedkii Ka baxay Radio Goobjoog, xaruntiisa dhexe ee magaalada Muqdisho Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Dumar ah oo Rakaab ahaa oo Lagu Kufsaday Hiiraan Wararka naga soo gaaraya Hiiraan waxa ay sheegayaan in meel magaalada Baladweyne u jirta 90km dhanka Galbeed oo lagu magacaabo Buqa Qable in lagu kufsaday afar dumar ah oo rakaab…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaalinta Dhalinyarada ay Ku Leedahay Wacyigalinta Dhalinyarada Kale oo Lagu Soo Bandhigey Hargeysa Dhibaatooyinka ugu waaweyn ee Soomaaliya ka jira ayaa dadka ay ku dhacdo waxaa ugu horeeya dhalinyarada haddii ay ahaan lahayd dagaalada ay ku dhibanayaan iyo tahriibka ay ku dhamaanayaan. Hadaba…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa : Warbixin Xiiso Badan oo Ka Hadlaysa Aroosyada Miyiga iyo Aqal Soomaaliga Iyada oo magaalo-soo-galka Soomaalida uu aad u kordhey afartankii sano ee lasoo dhaafay ayaa laakiin waxaa wali jira reer miyi aad u badan kuwaasi oo wali heysta dhaqan Soomaaligii qarni…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubba oo ku dhawaaqay garsoorka maamulkaasi Maanta magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu soo bandhigey garsoor uu maamulkaasi yeelanayo, waxaana lagu dhawaaqay maxkamadda ciidamada, maxkamaddaha heerka gobol iyo kuwa degmo iyo waliba maxkamadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Farxiyo Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo kaa shanaya dad shacab ah iyo Al-shabaab ku dagaalamay Hiiraan (Dhageyso) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya dad shacab ah iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Qaba darri oo qiyaastii 30-km dhanka koonfur uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Dugsi sare oo maanta ku tartamay Tartan Aqooneedka Kedis ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Tartanka Kedis ee ay iska kaashanayaan Idaacadaha Goobjoog Iyo Maandeeq ayaa Maanta waxa ku tartamay Afar Dugsi sare ee Gobolka Banaadir Dugsiyada Maanta is arkay ayaa kala ahaa Globol Dharkanlay,…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Nuxurka shirkii Copenhagen (War Murtiyeed) Halkan waxaan idinkaga soo gudbineynaa war murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Copenhagen ee Soomaaliya loo qabtay, waxaadna akhrisan kartaan qodobadii lagu heshiiyey Nuruxka Shirkii Copenhagen : War Murtiyeed 1. Shirkii ugu…