Gudoomiye Jawaari “Caalamka iyo dadka kale hanoo daayaan inaan dhexdeena xalka gaarno” (Dhageyso) Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka dalbaday beesha caalamka in baarlamaanka loo daayo xalinta khilaafka ka dhaxeeya madaxda dalka, si Soomaalida ay isku xaliyaan. Isaga oo arimahaan… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Ku Hawlan Hagaajinta Bulaacadaha Xili Waddooyinka ay Biyo Fadhiyaan (Dhageyso) Kadib roobab mahiigaan ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa waxaa waddooyinkii muhiimka ahaa ee magaalada waxaa fadhiya biyo badan taasi oo saameyn xun ku yeelatay gaadiidka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo rajo ka muujisay mira dhalka wada hadallada ay kula jirto Somaliland (Dhageyso) Dowladda Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujisay in natiijo wax ku ool ah ay kasoo baxaan wada hadalka ay kula jirto maamulka Somaliland. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Ra’iisul wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan wadanka Denmark ayaa ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, isaga oo sheegay in xalinta khilaafkaan ay Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada amniga oo duleedka Muqdisho ku qabtay Maandooriye iyo dadkii iibinaayay (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Maandoriyaal kala ah Xashiis iyo Calaq, ka dib howlgal ay halkaasi ka sameeyeen. Howlgalkaan ayaa ka dhacay xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow oo wada hadal ugu baaqay maamulka Sedaxda gobal ee Shariif Xasan (Dhageyso) Maamulka Madoobe Nuunoow uu hogaamiyo ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal, islamarkaana uu hogaamiye u yahay Shariif Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob saameyn ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidka oo Muqdisho ka da’ay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa xalay saq dhexe ka bilawday roob, kaa oo ilaa iyo xilligaan soconaya, waxaana saameyn uu ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Afgooye oo soo dhaweeyay Isbaarooyin la qaaday (Dhageyso) Gudiga gadiidleyda degmada Afgooye ayaa soo dhaweeyay howlgal dhawaan ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen wadooyinka gala degmadaasi, iyadoo halkaasi laga qaaday Isbaarooyin yaalay. Xuseen Cilmi oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Somaliland oo sheegay in aysan sameyn ku yeelan doonin shacabka Hargeysa hakin lagu sameeyay Kaluunka banaanka uga yimaada (Dhageyso) Maamulka Somaliland ayaa sheegay in wax saameyn ah aysan keeni doonin hakintii dhawaan magaalada Hargeysa laga hakiyay ku iibinta Kaluunka laga keeno meelo kale oo dalka ka mid ah. Wasiirka…