Odayaal iyo waxgarad ka deyriyay xal laga gaaro dagaal beeleed ka socda gobalka Mudug (Dhageyso) Sheeko:Dalka Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan gobalka Mudug ayaa rajo xumo ka muujiyay in xal deg deg ah laga gaaro dagaal beel ka socda deegaano ka mid ah gobalka Mudug, kaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanadii diidanaa qeybinta mooshinka oo ka hadlay sababta keentay in ay bedalaan mowqifkii ay taagnaayeen (Dhageyso) Xildhibaanadii diidanaa mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka hadlay sababta keentay in ay ka laabtaan mowqifkii ay taagnaayeen. Xildhibaan Sooyaan Warsame oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Cabdikariin Maxamuud “Anaga ayaa ku baxayna colaada Mudug” (Dhageyso) Suldaan Cabdikariin Maxamuud Dagal oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku bixi doonaan colaad ka taagan deegaano ka mid ah gobalka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuq Weyn oo La dhagaxdhigey Magaalada Baladweyne (Dhageyso) Suuq weyn ayaa maanta la dhagax dhigey magaalada Baladweyne, wuxuuna suuqani qeyb ka yahay mashaariic horumarineed oo dowladda Ingiriiska ugu deeqdey Soomaaliya, soona marsiisey dowladda Federaalka. Isaga oo furayay suuqa…
3 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Dugsigii Sheekh Yuusuf Al-Kownayn Oo Aad Loo Casriyeeyey (Sawirro) Waxaa maanta booqasho kormeer ah ku tegay dhismaha dugsiga Sheekh Yuusuf Al Kowneyn oo dhowaan lagu sameeyay dibu habayn ballaaran Xeer Illaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Daahir iyo labo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Ku Dhawaaqay Xiliga Mooshinka Loo Fariisanayo Waxaa haatan waraaq kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari lagu sheegey in 2-da bisha oo arbacada ah loo fariisan doono kulanka baarlamaanka ee lagu gudagalayo ajandaha kalsooni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacayo oo Lagu Qabtay Kulan Lagu Taageerayo Axmed Fiqi oo ah Musharax Maamulka Gobolada Dhexe (Dhageyso) Kulan maanta ka qabsoomey magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa lagu taageerey hawlaha maamul u samaynta gobolada dhexe iyo waliba musharaxa xilka madaxtinimo ee maamulkaasi Axmed Macalin Fiqi. Waxaa kulanka ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland oo Kulan Ka Yeeshey Dhul Ka Maqan Maamulka (Dhageyso) Kalfadhiga 34-aad ee Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah fadhigooda kaga hadleen sidii looga doodi lahaa dhulka ka maqan Puntland 7-sano iyo sidii xukumadda Cabdiwali Cali Gaas ugu…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso Warbixin Ku Saabsan Halka uu Marayo Ganacsiga Baladweyne Halkani waxaad ka dhagaysan kartaa warbixin ku saabsan halka uu marayo ganacsiga magaalada Baladweyne, gaar ahaan sicirka suuqa iyo badeecooyinka