Cabdiraxmaan Cirro “Kursigaan waxaan baneyn doonaa markii la cadeeyo xilliga doorashada Somaliland (Daawo muuqaal) Sheeko:Dalka Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Wadani ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan wixii maalin kahor ka dhacay Baarlamaanka maamulkaasi iyo arimo doorashooyinka ku saabsan.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh oo rajo ka muujiyay in uu dhamaado khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne Xasan (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa rajo wanaagsan waxa uu kanuujiyay in xilligaan uu dhamaado khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaraha in uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Magaalada Buulo Burde oo Xoolo Nool Ku Bixinaya Dhismaha Garoonka Degmadaasi (Dhageyso) Dadka ku dhaqan degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegey in ay gashay rajo iyo yididiilo wanaagsan kadib markii halkaasi uu ka biloowdey dhismaha garoon dayuuradeed xili magaalada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Dibadbax xoogan oo ka bilawday magaalada Baydhaba ee gobalka Bay Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa waxay sheegayaan in dibadbax xoogan uu ka bilawday halkaasi, kaa oo ay dhigayaan shacab kasoo horjeeda in magaaladaasi lagu qabto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga oo sheegtay in ku guuleesteen kahortagga weeraro qaraxyo oo Muqdisho ka dhici lahaa (Dhageyso) Wasaaradda amniga xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay kahor tagga weeraro iyo qaraxyo ka dhici lahaa magaalada Muqdisho todobaadkaan aynu ku guda jirno. Afhayeenka Wasaaradaasi Maxamed Yuusuf ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada ku nool Muqdisho oo la sheegay in ay wajaheen shaqo la’aantii ugu darneyd (Dhageyso) Isku taga Urur weynaha shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa sheegay in xilligaan dhalinyarada ku dhaqan magaalada Muqdisho ay soo wajahday shaqo la’aan aad u daran. Maxamed Cismaan oo ah gudoomiyaha Ururkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan oo lasoo deristay dhibaatooyin dhanka Nolosha ah (Dhageyso) Shacabka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay lasoo deristay xaalad adag oo dhanka nolosha ah, waxaana lagu baaqayaa in gurmad lala soo gaaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo dhaliilay wasaaradda Qeyraadka badda ee dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa dhaliilay wasaaradda qeyraadka badda iyo Kaluumaysiga xukuumada Soomaaliya, ka dib markii ay sheegeen in qaab qaldan ay wasaaradda u maareysay agab Kaluumeysi oo dhawaan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamijka Hanka Nolosha ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Hanka Nolosha ee Goobjoog Fm, qeytiisa Sagaalaad, waxaana idiin daadihinaaya Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhaba oo maanta la filayo in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, waxaa maanta la filayaa in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamulka Koonur Galbeed ee Sedaxda gobal, xilli dowladda Soomaaliya ay soo saartay qoraal lagu…